Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo khasaaraha ka dhashay

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaalka labo isbuuc ka badan ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland. Puntland ayaa sheegtay in dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka oo ka gadooday dilal, xarig iyo tacadiyo kale ay u geesanayeen ciidamada maamulka … Continue reading Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo khasaaraha ka dhashay